You are currently viewing Binance Iska Diiwaangeli oo Hel Abaalmarin 100 USDT

Binance Iska Diiwaangeli oo Hel Abaalmarin 100 USDT

Hordhac: Kusoo Dhawoow Xilliga Maaliyadda Dijitaalka

Dunida waxay ku jirtaa isbeddel dhaqaale oo weyn, halkaas oo cryptocurrency ay door weyn ka qaadanayso. Laga bilaabo Bitcoin iyo Ethereum ilaa DeFi iyo NFTs, hantida dijitaalka ah waxay beddeli doonaan sida aan maalgashi u sameyno, u ganacsanno, una fekerno.

Haddii aad tahay bilow ama maalgelin-doon doonaya inuu bilaabo safarka crypto, hadda waa waqtiga saxda ah. Binance, oo ah sariflaha dunida ugu weyn crypto, waxay kuu diyaarisey abaalmarin gaaraya $100 doollar oo ah in lagaa dhaafo kharashyada ganacsiga ah.

Soo gal Binance si aad u qaadato $100-kaaga bilaashka ah: Isdiiwaangeli hadda

Binance: Albaabka Loo Maro Crypto

Binance waa madal caalami ah oo leh in ka badan 150 milyan oo isticmaaleyaal ah kuna kala sugan 180+ waddan.

Faa’iidooyinka ugu muhiimsan Binance:

  1. Si sahlan loo isticmaali karo: Labadaba aragti fudud iyo mid horumarsan.
  2. Amni heer sare ah: Xaqiijin la isku halayn karo (Two Factor Authenticator).
  3. Taageero caalami ah: Luqado iyo lacago badan ayaa laga helaa.
  4. Qidmadda oo hooseeya: Waxa aad heli doontaa qidmadda ugu hooseeya.
  5. App mobil iyo desktop: Waxaad ku ganacsan kartaa meel kasta iyo aalad walbo.

Waa Maxay $100-ka Abaalmarinta Ganacsi ee Binance?

Binance waxay bixisaa abaalmarin gaar oo ah $100 doollar oo lagaa dhaafayo kharashyada ganacsiga markii aad isdiiwaangeliso oo aad bilowdo iibsigaaga ugu horeeya.

Sida ay u shaqeyso:

Marka aad is diiwaangeliso oo aad iibsatid crypto qiimihiisu yahay ugu yaraan $50, waxaad heli doontaa voucher ama guno si otomaatig ah kuu dhaafeysa kharashyada wax iibsiga iyo iska iibinta. Tani maaha lacag ama crypto toos ah, waa deebaaji lagaa dhaafayo kharashyada marka aad ganacsanayso.

Sharaxaad: Sawirka kor ka muuqda waa sida aad si fudud ugu heli karto $100 doollar abaalmarin Binance ah.

Tallaabo Tallaabo (Step by Step): Sida Loo Helo Abaalmarin $100

Tallaabada 1aad: Riix halkan si aad isku diiwaangeliso Binance si aad abaalmarinta u hesho.

Tallaabada 2aad: Samee Xaqiijinta Aqoonsiga (KYC) Waxaad u baahan tahay: Aqoonsi rasmi ah (baasaboor, ID, ama laysinka darawalnimada) Sawirka wejigaaga (selfie). Si aad akoon uga sameysato, Binance waxay u baahan tahay iney kaa xaqiijiso xogtaada si ammaan ah.

Tallaabada 3aad: Iibso Crypto ugu yaraan $50 Waxaa lagu weydiin doonaa inaad iibsatid crypto qiimihiisu yahay ugu yaraan $50 muddo 14 maalmood gudahood kadib diiwaangelinta.

Hababka lacag bixinta:

  1. Kaarka bangiga (credit/debit)
  2. Wareejin bangi
  3. P2P (shaqsi inuu shaqsi kale lacag u diro)
  4. Adeegyada lacag bixinta saddexaad.

Tallaabada 4aad: Hel Gunadaada $100

Markaad shuruudaha buuxiso:

  1. Tag Reward Center gudaha Binance
  2. Hel abaalmarin $100 doolar ah
  3. Ku dabaq marka aad ganacsanayso

Tallaabada 5aad: Bilow Ganacsigaaga Bilaashka ah

Hadda waxaad bilaabi kartaa ganacsiga:

  1. Bitcoin (BTC)
  2. Ethereum (ETH)
  3. Solana (SOL)
  4. Ripple (XRP)
  5. Iyo in ka badan 350 cryptocurrencies

Waxaa lagaa dhaafayaa kharashyada ganacsiga ilaa guno la’eg $100.

Talo Qaabka loo Isticmaalo Abaalmarinta

Ganacsi ku samee lacagaha caan ah: BTC/USDT iyo ETH/USDT oo ah pairs leh liquidity badan.

Isticmaal amarro xadidan (Limit Orders): Waxay kaa caawinayaan inaad ka fogaato qiimo lumis (slippage).

Ha degdegin inaad lacagta kala baxdo: Abaalmarinta kharashka ganacsiga uma shaqeyso lacag kala-bixinta, waa inaad marka hore ganacsi sameysaa.

Isticmaal App-ka Binance Lite: Nooca fudud ee Binance wuxuu ku habboon yahay isticmaaleyaasha bilowga ah.

Ganacso si joogto ah: Abaalmarinta waxay dhacdaa inta badan 30 maalmood gudahood. Iska hubi inaad isticmaasho ka hor waqtiga.

Khaladaadka Caamka ah ee La Iska Ilaaliyo

  1. Inaad Isdiiwaangeliso adigoon isticmaalin bogga saxda ah. Riix halkaan si aad u hesho boga saxda ah.
  2. Iibsiga crypto ka yar $50.
  3. Ka tagida KYC (Xaqiijinta Aqoonsiga).
  4. Fikirka ah in $100ka doolar ee abaalmarinta ah loo bixiyo lacag ahaan.

Su’aalaha Badanaa La Is Weydiiyo (FAQs)

1. Abaalmarinta ma run baa?

Haa! Tani waa abaalmarin rasmi ah oo Binance bixineyso, waad ka hubin kartaa boggooda rasmiga ah.

2. Miyaan kala bixi karaa $100?

Maya. Abaalmarinta waxaa loo isticmaalaa oo kaliya in lagaa dhaafo kharashyada ganacsiga.

3. Ma isticmaali karaa haddii aan horey u lahaa account?

Abaalmarintan waxaa loogu talagalay dad cusub oo aan horey u lahayn akoon Binance ah.

Sidee u ogaanayaa in aan abaalmarinta helay?

Tag “Reward Center” gudaha app-ka ama website-ka Binance.

Gunaanad

Waa waqtigii aad bilaabi lahayd safarkaaga crypto, adigoo aan wax kharash ah galin. Binance waxay kuu diyaarisay abaalmarin weyn si aad si kalsooni leh ugu tijaabiso ka ganacsiga iyo maalgelinta crypto.

Ku biir hadda si aad u hesho $100 gunno ah

Leave a Reply